|
Written by Administrator
|
|
Friday, 28 May 2010 13:41 |
|

Gudoomiyaha Ururweynaha SDSI Mudane Cabdinur Sh.Cabdi Salaan Aw Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa saacada soo socdo lagu wadaa inay ka ambabaxaan dalka Uk iyagoo u socdaalaya dalka Holland.
|
|
Last Updated on Monday, 21 June 2010 12:37 |
|
SII AKHRI
|
|
|
News
|
|
Written by Administrator
|
|
Thursday, 27 May 2010 20:21 |
|

Shirkaan oo si aad iyo aad ah loo soo agaasimay ayaa waxuu bilowday jawi aad u sareeya waxaana lagu furaY AAYADAHA QURAANKA KARIIMKA oo uu akhriyay Maxamed Daahir Cabdi ( Macalin Yare)
Waxaa ku xigsaday Wakiilka Ugaaska. cabdirisaak Biriye; oo ku booriyay shacabwaynihii beesha sade ee meesha isugu imaaday, midnimo guud iyo wax wada qabsi kuna soo gabagabeeyay duco.
|
|
Last Updated on Friday, 28 May 2010 13:30 |
|
Sii Akhri
|
|
Written by Administrator
|
|
Wednesday, 26 May 2010 00:14 |
|

Waxaa maanta oo Axad ah 05/16/10 lagu qabtay magaalada London ee dalka UK xaflad weyn oo lagu soo dhaweynayey Guddoomiyaha ururka qurbajoogta Sade ee SDSI mudane Cabdinuur Sh Cabdisalaam Aw-Maxamuud iyo xubnna kale oo ka tirsan guddiga fulinta iyo golaha dhexe ee ururkaba Kulankaan oo ay jaaliyadda London si weyn u soo agaasintay ayaa ahaa mid in mudda ahba loo toog hayey oo ay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeedda gobolka Gedo, Galgaduud, iyo Jubbooyinka indhaha ku hayeen ayaa ahaa mid lagu kala warqaadanayey gaar ahaanna looga xogwaramayey hadafka iyo waxqabaka ururka SDSI ee kal hore lagu asaasay magaalada Columbus, Ohio ee carriga Maraykanka.
|
|
Last Updated on Friday, 28 May 2010 13:31 |
|
Read more...
|
|
Saturday, 01 May 2010 00:00 |
|
Waxaa maalinimadii Sabtida ee bisha May 1-da magaalada Columbus, Ohio lagu qabtay xaflad uu ururka SDSI deeg lacageed ugu wareejinayey ururka SDF oo arrimaha samafalka iyo horumarinta Somaaliya wax weyn ka qabta, gaar ahaan dhinaca waxbarashada.
|
|
Read more...
|
|
Monday, 17 May 2010 00:00 |
|
Millions to remain in need of aid, says agency NAIROBI, 21 July 2009 (IRIN) - Somalia's food security situation is not expected to improve over the next six months and the number of people in need of humanitarian aid will remain high through December, the Famine and Early Warning Systems Network (FEWS Net) says.
|
|
Read more...
|
|
|
|
|
|
|
Page 1 of 2 |